SAAXILNEWS.COM
MAAYIR CIDIN IYO BERBERA. 1AAD Waxa qoray Ahmed Guleid
February 1, 2017 - Written by editor saaxilnews

MAAYIR CIDIN IYO BERBERA. 1AAD Waxa qoray Ahmed Guleid

Marka hore waxa aan u mahadnaqayaa Allaha inaga dhigay ummad Islaama, marka xigana waxa aan mahadnaq gaara dirayaa Bahda warbaahinta oo bulshada u haya hawl miisaankeeda leh oo aan la soo koobi karin.

Waxa aan maanta qoraalkan ku holaday in aan qayb ahaan iftiimiyo hormarka laxaadka leh ee Maayirka degmada Berbera, mudadii uu xilkaa hayey mujiyey in degmooyinku ay gaadhi karaan horumarka aynu rejaynayno marka ay isku tashadaan maamulkooduna daacad u noqdaan.

Maayir Cidin waxa uu muujiyey hilaadu xilkaa ku sugnaa waxqabad miisaan leh oo ku dhisay degmada uu duqa u yahay iyo dadkeedaba. Qodobka ugu mihiimsan ee i soo jiitay waxa uu ahaa dhalintan tirada badan ee ay dawlada hoose ka bixin kharasha Jaamacada, taas oo sida aynu ka dhersanahay ah shidaalka horumarka umadda iyo halka laga dhaqaaqo ee umadi ka hiigsan karto hanka ay leedahay ee himilada mustaqbalka fog. Dhanka kale waa tabobar dhalintaa la baray in loo naxariisto umadda intee jilicsan oo la gacan qabto oo marka ay iga beri masuuliyiinn noqdaan laga sugaayo in ay bulshada hoos u eegaan oo sidii ay iyaba loo soo gacan qabtay ugu shaqeeyaan.

Doorka uu ka qaatay waxbarashadda qaybeheeda kala duwan ayaa ah ku dhamaantooda waxtarkooda leh oo bulshadu aad ugu faa’iiday.

Ø Masuulkii dedaalee

Ø Umadduun u diranee

ø Derejadaka ka gaadhow

ø Cidinow dedaashee

ø Dunji aan go’ayniyo

ø Derejaad ku mudan tahay

ø Dadkuna waa ogsoonyahay

LA SOCO QAYBAHA DAMBE…………………….

Ahmed Guleid ahguled001@hotmail.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews