SAAXILNEWS.COM
MADAXWEYNE LAGU XUKUMAY SAGALA SANNO OO XADHIGA AH IYO DANBIGA UU SAMEEYEY
July 13, 2017 - Written by editor saaxilnews

MADAXWEYNE LAGU XUKUMAY SAGALA SANNO OO XADHIGA AH IYO DANBIGA UU SAMEEYEY

Brazil(saaxilnews.com)-Maxkamad ku taala dalka Brazil ayaa sagaal sano oo xadhig ah ku xukuntay madaxweynihii

hore ee Brazil Lula da Silva. Waloow qareenkiisa uu sheegay unii racfaan ka qaadanayo xukunkaasi.

Image may contain: 1 person, beard and closeup

Waxaa lagu eedeeyey oo loo haystaa musuqmaasuq iyo wax isadabamarin,Luiz da Silva waa uu diiday dambigan ah inuu galay oo uu dhacay hanti dalku uu lahaa.

Dambiyada kale ee lagu xidhay madaxweynihii hore ee Brazil waxaa kaloo ka mid ah wax isadabamarin. Lula Da Silva waxaa kaloo uu sheegay inay dambiyadan lagu soo oogay ay yihiin kuwo la siyaasadeeyey.

Dacwooyinkan ayaa markii hore ahaa ilaa shan dacwo oo ku lug leh musuqmaasuq. Madaxweynihii hore Lula da Silva ayaa dalkaasi Brazil soo xukumayay mudo sided sano ah.

Maalintii arbacada ahayd ayaa lagu hellay inuu Da Silva uu qaatay laaluush xilligii dalka uu ka telinayay.

Sadaxdii madaxweyne ee ugu dambeeyey ee Brazil ayaa lagu eedeeyey dacwooyin musuqmaasuq la xidhiidha , Madaxweynaha hadda xilka haya Michel Temer ayaa isagana dacwado ay ku socdaan.

Waxaa sidoo kale jira siyaasiyiin badan oo xisbiyada ka tirsan oo iyagana la baadhayo

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews