SAAXILNEWS.COM
Sirtii Ugu Weynayd ee Ciidamada Maraykanku Inaga Qariyaan
June 2, 2017 - Written by admin

Sirtii Ugu Weynayd ee Ciidamada Maraykanku Inaga Qariyaan..

Waa xogihii iyo macluumaadkii ugu qarsoodiga badnaa ee ay daaha inaga saaraan ciidamada cirka ee Dalka maraykanku waana sirta ay adkayd sida loo ilaaliyey taasoo ahayd Diyaarada nooceedu yahay TR 3B
Sanadkii 1990 ayay ahayd markii sanqadha weyn laga maqlay hawada sare ee Magaalada new Mexico, markii dad iyo duunyo kor la wada eegayna waxaa la arkay shay qabka sadex geeska ah oo hawada sare lulmanaya, dadka badankiisuna waxay u qaateen inay tahay dayax gacmeed meehaa maraya, laakiin maahayn ee xaqiiqadia shaygaasi waxay ahayd tiknoolajiyad dhulka lagu isticmaalo oo la yaab dhalisay
waa diyaarada qarsoodiga ah ee TR free B oo ka mid ah barnaamijyada suuqa madow ee dalka maraykanka oo aan cidina wax kala socon, wana barnaamij ay wada shaqayn leeyihiin hay’ada sahaminta hawada sare ee NASA iyo shirkada Locky martin waana diyaarada loo sameeyey quwad dhaafsiisan heerarka khiyaaliga ah, waana diyaaradda cadaymaha u noqotay jiritaanka mashaariicda suuqa madow ee dalka Maraykanka ee cabsida iyo werwerka dhaliyey, waana saanad loo qaabeeyey qaabka diyaarada kale ee nooceedu yahay 116 Night Hock, oo ahayd diyaarada ay in badan beeninayeen Maraykanku inay samaysteen, waana natiijooyinka ka dhshay shaqooyin qaab qarsoodi ah loo waday muddo tobaneeyo sanadood ah.
inkastoo muddo dheer ay qaadatay in daaha laga faydo mashaariicaha noocaas ah hadana ugu dambayntii waxaa suurogashay in la kashifo oo la ogaado mashruucaasi oo lagu caalamadiyey inuu ka mid yahay qorshayaasha khatartu ku lammaan tahay.
Diyaarada TR 3B oo ka mid ah diyaaradaha ay adeegsadaan ciidamada cirka ee dalka Maraykanku waa diyaarad tayadeedu dhaafsiisan tahay heerkii la filayey, macluumaadka laga hayaana waxay adkaynayaan inay tahay diyaarad u samaysan qaab sadex xagal ah, waxaana laga sameeyey tamarta Nuclier-ka, waxayna u xilsaarnayd baadhitaano iyo ilaalayn lagu sameeyey koonfurta dalka Mexico.
arinta isweydiinta udanina waxa ay tahay waa ayo cidda kashiftay sirta diyaaradaasi oo ah macluumaadka ugu waaweyn ee qarsodiga ah ee ay Ciidamada cirka ee maraykanku ka qarinayeen bulshada caalamka inteeda kale.
aragtiyaha runta ugu dhowina waxay sheegayaan in diyaaradani qayb ka tahay saanad lagu horumariyey barnaamijka qarsoodiga ah ee suuqa madow ee dalka mraykanka oo ah barnaamij wax ka ogaanshohiisu mamnuuc ahaa, waxana lagu sameyeey mandaqada 51-aad ee rayidka ka caagan oo ah mandaqada xitaa hawadeeda sare aanay diyaradaha rayidka ahi dul haadi akrin, wana saldhiga milateri ee ay ciidamada cirka ee Maraykanku ku letyihiin Gobolka illinoy
sarkaalkan lagu magacaabo Edgar Foshey oo ka tirsan ciidanka cirka ee maraykana ayaa loo tirinayaa inuu kashifay sirta diyaaradani TR 3B, waxana uu sheegay in farsaaamynteeda la soo waday muddo nus qarni ah, waxayna ku nashqadaysan tahay aragtiyihii Enginer Nicolay Tisla
diyaaradani waxay tamar ahaan u adeegsataa kubad wareegsan oo dheeman ah waana ta ua samaxaysa inay daqiiqad gudaheed goyso masaafo aan maskaxdeena ku soo dhacayn, waxana u suurogal ah inay dhulka ku soo wareegto muddo nusa saac ah oo keliya

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews