SAAXILNEWS.COM
[Deg Deg]Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Hada Ku Dhawaaqday Xukunka Laba Masuul Oo Ka Xidhnaa Xisbiga Wadani
May 21, 2017 - Written by editor saaxilnews

[Deg Deg]Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex Oo Hada Ku Dhawaaqday Xukunka Laba Masuul Oo Ka Xidhnaa Xisbiga Wadani

Hargeysa (saaxil -News):- Maxkamada gbalka Hargeysa ayaa waxaa ay iminka ku dhawaaqdey xukunka masuulyiin ka tirsan xisbiga Waddani oo mudooyinkii ugu danbeeyey xidhnaa isla makaana xeer ilaalinta Somaliland danbi ku soo oogtey
Masuulyiintan oo kala ah gudoomiyihii garabka dhalinyarada xisbiga Waddani Maxamed Sadiiq Dhamme iyo xoghayihii ciyaaraha ee Xisbigaas Muddane Yoonis ayaa waxaa ay maxkamadu Amartey

1.In Maxamed Sadiiq Dhamme Xoriyadiisa dib loogu soo celiyey ka dib markii ay maxkamadu wax danbi ah ku weyday

2.In Muddane Yoonis Axmed Yoonis ay maxkamadu ku xukuntey hal Sanno oo xadhig ah isla markaana ka bilaabma maalintii la xidhay .

Xukunkaas ka dib waxaa racfaan ka qaatadey xeer ilaalinta Somaliland isla markaana dib ayaa loogu celiyey masulyiintan xabsiga

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews