SAAXILNEWS.COM
Inankaygii In Uu Dhintay Iyo In Uu Nool Yahay Ma Ogi …” Aabaha Dhalay Guddoomiye Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Oo Xidhan
April 21, 2017 - Written by editor saaxilnews

Inankaygii In Uu Dhintay Iyo In Uu Nool Yahay Ma Ogi …” Aabaha Dhalay Guddoomiye Garabka Dhalinyarada Xisbiga Waddani Oo Xidhan

Hargeysa(Saaxilnews.com)-Aabbaha dhalay guddoomiyaha garabka dhallinyarada xisbiga WADDANI Maxamed Sidiiq

Dhamme ayaa si adag uga ka hadlay xadhiga xukuumadda Somaliland kula kacday wiilkiisa , waxaana uu sheegay in inankiisa loo diidey in uu booqdo isla markaana uu arintaasi aad uga soo hor jeedo

Sidoo kale Aabo Sadiiq ayaa sheegay in inankiisa sababta ugu weyn ee loo xidhay ay tahay maxaad xisbiga Waddani ugu biirtey adiga oo ka soo jeeda beesha gudoomiyaha xisbiga Kulmiye oo aad xisbigaasi uga mid noqon weyday , waxaana uu gudoomiyaha Kulmiye ugu baaqey hadii uu qabyaalad uu wax ku doonayo in uu noqdo suldaanka guud ee beesha Suber Awal oo uu booskaasi ku soo baxayo

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- Gabooyelive;com
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- QODAaL.COM
- Qtlhost.COM
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews